Home » GALMADA
You are browsing entries filed in “GALMADA”

Xog uruurun muda dheer soctay oo Ay sameeyeen Rag Ku Xeel dheer Arimaha Galmada Ayaa soo saaray In Sedex arin oo u sabab u Tahay qaylada iyo guuxa haweenka ka soo yeerta xiliga ciyaar sariireedka gaar ahaan marka malabyarowga uu ku dhex mirqo , Hasa yeshee waa ayna ku kala duwan yihiin haweenka arintaan maadaama [...]
May 18th, 2013 | Posted in ARIMAHA BULSHADA,GALMADA,RAAXADA GUURKA,WARARKA GUUD | Read More »

Hadaba Caadeysiga siigeysashada waxay keentaa dhawr dhibaato oo caafimaad darro deg deg ah oo ku berma xubanaha ugu muhiimsan jirka bini,aadamka iyo habdhiskiisa, 1- Daal iyo tabardarri joogto ah oo aad mar waliba dareentid, 2- Xanuun dhabarka qeybtiisa hoose iyo lafaha oo jajab ka galaan islamarkaane ay shanqaraan, 3- Timaha oo yaraadaan ama daataan marka [...]
May 18th, 2013 | Posted in ARIMAHA BULSHADA,GALMADA,NOLOSHA,RAAXADA GUURKA,WARARKA GUUD | Read More »

Sida qof waliba uu maanka ku haya waxaa jira waxyaabo badan ay gabadha Ninkooda ku soo Jiidan karto si aay cayaar wanaagsan u Daneynsiiso, waxaa ugu wanaagsan in aay si wanaagsan u salaanto marka uu Guriga yimaado, si wanaagsana aay ula hadasho, Salaan la’aanta iyo hadalka xun wuxuu sababi karaa in Cayaarta raga ee Sariirta [...]
May 16th, 2013 | Posted in ARIMAHA BULSHADA,GALMADA,NOLOSHA,RAAXADA GUURKA,WARARKA GUUD | Read More »

Rayi aruurin ay sameeysay Raaxada.com oo ku aadan joogteynta isticmaalka Laptop-ka ee Internet-ka ama taleefanada laga soo galo qadka ee sariirta lala tago in kaliya aysan yareyn saameynna ku yeelan hurdada ee sidoo kale saameyn weyn ay ku leedahay fir-foroonida kulanka sariirta ee labada lamaane . Rayi aruurintaan oo muddo laba bil ah ay Raaxada.com [...]
May 10th, 2013 | Posted in ARIMAHA BULSHADA,GALMADA,NOLOSHA,RAAXADA GUURKA,WARARKA GUUD | Read More »

Iyado xili walba dhakhaatiirta ay u yimaadan dad doonaya inay kala tashadaan inta jeer ee ay isu galmoon karaan iyadoon wax dhibaato ahi ku imaan caafimaadkooda, Hasa ahaatee lama helayo jawaab ku wada haboon dadka oo dhan sababta ah bani’aadmka waxa uu ugu kala duwan yahay rabitaanka jinsiga, sida uu u kala duwan yahay xagga [...]
May 8th, 2013 | Posted in ARIMAHA BULSHADA,GALMADA,JACEYLKA,NOLOSHA,RAAXADA GUURKA,WARARKA GUUD | Read More »

Shabakada Raaxada.com oo aalaba ka faloota arimaha bulshada ayaa haatan idiin haysa maqaal ka hadlaya fa,iidada ay leedahay Galmada Xalaasha ah, Hadaba Kolka ay galmadu ku dhacdo tabihii iyo tiradii looga baahnaa, waxa ay qofka u leedahay dhowr faa’iido oo muhiim ah, 1- Jirka iyo maskaxda ayay firfircooni galineeysaa, 2- Dareemayaasha ayay fududeysaa , 3- [...]
May 8th, 2013 | Posted in ARIMAHA BULSHADA,GALMADA,NOLOSHA,RAAXADA GUURKA,WARARKA GUUD | Read More »

Haween badan ayaa inta raaxada lagu jiro waxa ay sameeyaan in ay qaniinaan ninka iyaga oo xilligaas aan ogeyn maxaa yeelay heerka ugu sareeya raaxada ayay mareysaa. Qaniinyada ayaa ah hab muujin oo ay haweenka ku muujinayaan heerka uu gaarsiisan yahay ku macaansiga ciyaarta isla markaana ninka uu siinayo darajo farxadeed. Mararka qaar qaniinyada haweeneyda [...]
May 7th, 2013 | Posted in ARIMAHA BULSHADA,GALMADA,JACEYLKA,NOLOSHA,RAAXADA GUURKA,WARARKA GUUD | Read More »

Weli ma aragtay gabar Soomaaliyeed oo bikranimadeeda ka sheekaysa? maya yaan filayaa waayo dumarka Soomaaliyeed waa kuwo ilaahay xishood u dhaliyay lakiin haday daruuri noqoto walaaga yaabaa inay ka hadlaan. MUUQAALKA GABADHA OO KA SHEEKEYNEYSA HALKAAN KA DAAWO Dhaqanka Soomaalida ayaa waxaa uu yahay in bikranimada ay aad u qadariyaan taasno ay keento in gabdha [...]
May 5th, 2013 | Posted in ARIMAHA BULSHADA,GALMADA,NOLOSHA,RAAXADA GUURKA,WARARKA GUUD | Read More »

Isku buuqsanaanta ayaa lagu tirayaa cadawga nolosha , waxa uuna halis giliyaa mustaqbalka dad badan , waa xanuun nafsiysan ah ( Cuqdad nafsi) aad ayuuna u halis giliyaa rabitaanka galmo ee qofka . Baaritaano la sameeyay ayaa muujinaya in qofku ahaado mid isku buuqsan in taasi ay wiiqeyso rabitaanka galmo , waxa ayna dishaa oo [...]
April 30th, 2013 | Posted in ARIMAHA BULSHADA,GALMADA,NOLOSHA,RAAXADA GUURKA,WARARKA GUUD | Read More »

Ragg badan ayaa ciyaarta sariirta sameeya iyaga oo aan ka hor marin baashalin iyo xod xodasho ay u sameynayaan gabarta , taasina waxaa ka dhalaneysaa in haweeneydu dareento xanuun oo ka hor istaagaya in ay hesho macaanka ama gariirka galmada . Ninka uma baahna sdia haweeneyda baashaalin badan oo romansi ah balse haweeneyda waxa ay [...]
April 30th, 2013 | Posted in ARIMAHA BULSHADA,GALMADA,NOLOSHA,RAAXADA GUURKA,TALA CELIN,WARARKA GUUD | Read More »